Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyay in Guddi loo saari doona dabkii xalay ka kacay Suuqa Jowhar
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa kormeeray ...
















