Madaxweyne Xasan Sheekh: Meel looga harayo ma jirto Al-Shabaab inta laga xoreynayo guud ahaan dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xafladda xirtaan shirka 7-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ...















