Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Boqortooyada Sacuudiga Mudane ...
















