Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka “SAWIRRO”
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa ...















