Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay dhagar qabe, gacantana ku dhigay Horjooge ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa labo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ku dilay deegaanka Baraag-Ciise oo hoostaga degmada Hobyo ...
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa labo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ku dilay deegaanka Baraag-Ciise oo hoostaga degmada Hobyo ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku ...
In a joint operation on Sunday, National Armed Forces and its security partners captured six Al-Shabaab terrorists and intercepted a ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay ...
Soomaaliya oo soo Ceshaneysa doorkii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo urur Goboleedka Iskaashiga ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal lagu baacsanayo firxadka khawaarijta ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Qeybteyda Duumada oo kaashaneysa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ololaha buufinta cayayaanada ...
Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob ...
Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo oo yeeshay kulanka 4-aad ee kal-fadhiga 7-aad ee golaha oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho