Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo soo ceshaneyso doorkii ay ku lahayd siyaasada Gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo soo ceshaneyso doorkii ay ku lahayd siyaasada Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaaliya oo soo Ceshaneysa doorkii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ma yihiin kuwo saameyn leh oo xalin kara caqabadaha ka jira gobolka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daauud Aways oo ka qeyb galay Dood lagu qabtay Twitter Space-ka ee Telefashinka Qaranka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Wasiirka ayaa ka jawaabay suโ€™aala dhowr ah oo intooda badan ku saabsanaa Urur Goboleedka IGAD oo xubin muhiim ah ay ka tahay soomaaliya iyo ururka iskaashiga Bariga Afrika,maxaysa ahmiyad u leedahay Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka?โ€™

Wasiir Daโ€™uud Aweys ayaa Sheegay in ku biirista Soomaaliya ee urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ay wax badanย  ka faaโ€™iidi doonto,oo ay kamid tahay Ururka oo dowlada badan ku midoobay hayโ€™adahoodana mudda dheer ay shaqeynayeen ay Soomaaliya khibrad ka qaadan doonto sharciyadda, hannaanka ay u shaqeyaan iyo in Ganacsatada jooga wadamadaas inta badana muran lagaliyo joogista wadamadaa ay heli doonaan sifa sharciyadeed oo ay ugu shaqeeystaan dowladaha xunaha ka ah Ururka iskaashiga Bariga Afrika,ugu danbeyna ay u istagaan sidii ay dalkooda u maalgashan lahayeen iyagoo kaashanay khibradaha ay ka faaโ€™iideen wadamada ay joogaan.

Sidoo kale wasiirka oo ka jawaabay suโ€™aallo dhowra ah oo ay kamid yihiin haddii Soomaaliya ku biirto ururka Bariga Afrika majiraa sharciyad dowladda kaga dagasan wada shaqeynta iyo dhanka isu socodka?ayaa tilmaamay in ururka oo uu leeyahay sharciyad lagula dhaqmo waddamada xunaha ka ah Soomaaliya ay qeyb ka noqon doonto,balsa Soomaaliya ay wax badan ka faaโ€™iidi doonto kamid noqoshada Ururka iskaashiga Bariga Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa daโ€™daal badan ku bixineeyso kamid noqoshada Ururka iskaashiga Bariga Afrika oo ay ku mideeysan yihiin ilaa todoba (7) dowladood,waxana haddiiย  loo ogolaado kamid noqoshada Ururka ay Soomaaliya Wax badan ka faaโ€™iidi doonto.

Previous Post

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay G/Shabeellaha Hoose

Next Post

Wasiirka Arrimaha dibadda JFS oo Daah-furay Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Next Post
Wasiirka Arrimaha dibadda JFS oo Daah-furay Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

Wasiirka Arrimaha dibadda JFS oo Daah-furay Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In