Wasiiro ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Xanaanada Carruurta oo laga hirgelliyey Cadaado
Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgalay furitaanka xarunta xanaanada Carruurta ...
















