Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee ...
















