Duqa Muqdisho oo tababar u furay ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka ilaalada deegaanka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tababar u furay ciidamo cusub oo ku biiraya ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tababar u furay ciidamo cusub oo ku biiraya ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka ...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, ayaa Magaalada Muqdisho ka wada u diyaar garowga Todobaadka Xorriyada Soomaaliya ee ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka ...
Lataliyaha Madaxweynaha JFS Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa Baarlamaanka Dowladda Galmudug ugu ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray magaaladda Kismaanyo oo ah xarunta ...
Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, isla markaana ...
Mas’uuliyiin ka socda ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaanna hoggaaminayay xeer ilaaliyaha Maxkamadda ...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia strongly condemns the terrorist attack on ...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqankan iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho