Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan Ceeldheer oo dardaaran adag la siiyay (Warbixin)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal lagu baacsanayao argagixisada ka wada gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masโ€™uuliyiin ka socda ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaanna hoggaaminayay xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Galmudug Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse.

Saraakiisha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee ciidamada,iyagoo halkaas warbaahinta kula hadlay, waxayna kula dardaarmeen in ay ilaaliyaan amniga, anshaxa iyo nabad galyada guud goobaha ay ka xoreeyeen kooxda Khawaarijta Al-shabaab.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Taliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Amar dul dhigay ciidamada howlgallada ku jira ee sii baacsanaya Khawaarijta Al-shabaab.

Gaashaanle sare Cabdullaahi Muuse ayaa ciidamada u balan qaaday inuu kala shaqeynayo sidii ay ku heli lahaayeen baahiyadooda dhanka ciidanka kuna dhiira geliyay in ay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

โ€ Maanta waxaa idin hortaagan maxkamadda ciidamada qalabka sida, waxay idin kugu timid saddex maaddo, mar in ay idinla howlgasho,mar dambiyada ciidamada dhexdooda geliyaan xabad ha noqoto, dil ha noqoto ama dhaawaca in ay idinka la hadasho, marna badbaadada shacabka in ay idin lala hadasho, shacabka aan u soo hiilinay inaan badbaadino guryahooda la furan,โ€ ayuu yiri taliyaha.

Taliyaha ayaa sidoo kale, ciidamada kula dardaarmay in ay xoogga saaraann sidii loo badbaadin lahaa nafta iyo hantida muwaadinka Soomaaliyeed oo ay u soo dhaarteen, taas oo suurta gelineysa in wada shaqeyn dhow yeeshaan shacabka iyo ciidamada, xooggana la isugu geeyo ciribtirka Khawaarijta.

Sidoo kale, waxaa warbaahinta la hadlay Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax, taliyaha guutada 17-aad kumaandooska Gor Gor ayaa adkeeyay amarka taliyaha, isagoo tilmaamay inaan la arki karin askari xabad ku dhex ridaya magaalada dhexdeeda.

โ€ Xabadda bilaa micno darada loo ridayo, waad ogtihiin, ma ogolaan doono in xabad lagu soo iibiyay canshuur laga qaaday hooyo suuqa caano ku iibineysa bilaa micno daro loogu rido magaalada dhexdeeda,โ€.

Howlgallada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa si dar dar ah kaga socda bariga gobolka Galgaduud, halkaas oo ciidamada xoogga Dalka iyo dadka deegaanka dhaq dhaqaaq xooggan ka wadaan.

Previous Post

The Somali Government strongly condemns the terrorist attack on Saturday at the Mpondwe/Lubiriha Secondary School in Kasese District

Next Post

Israaโ€™iil oo falal xasuuq ah ka geystay xerada Jenin ee dhulka Falastiin

Next Post
Israaโ€™iil oo falal xasuuq ah ka geystay xerada Jenin ee dhulka Falastiin

Israaโ€™iil oo falal xasuuq ah ka geystay xerada Jenin ee dhulka Falastiin

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In