Ciidanka Qalabka sida oo Burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfurta Mudug
Howlgal Militari oo shalay ka dhacay deegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug. ...
Howlgal Militari oo shalay ka dhacay deegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta, ayaa gaaray degmada Maxaas ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Madaxa Hay'adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens. Kulanka ...
The Federal Government of Somalia has accelerated the fight against the Al-Shabaab terrorists and is driving the remnants of the ...
The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud received the Under-Secretary-General of the United Nations, Mr. ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka ...
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda SoBS oo gaartay ...
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la ...
Maareeye Ku xigeenka Hay'adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur Gaas oo ay wehliyaan mas'uuliyiin SoBS oo soo Gaartay Degmada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho