Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay xubno ka socday W/arrimaha Dibadda Norway
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein ...















