Danjiraha JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay daah-furka shirka warbixinta horumarka caalamiga ah ee 2023
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay munaasabadda daahfurka shirka warbixinta ...















