Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga QM Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada ...
















