Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha “Dhallinyarada Soomaaliyeed waa laf-dhabarta Bulshada, kaalintooda dib-u-xoreynta dalkuna waa muhiim”
Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Qaran ...
















