Taliyaha Booliska oo dhiirigelin ugu tegay ciidamo tababar ku qaadanaya akademiyada Jeneraal Kaahiye
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey ...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka,iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Golaha Shacabka ayaa maanta magaalada Moqdisho ugu furmay tababar soconaya labo maalin oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiir Ku-xigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ...
On this 30th anniversary of the annual World Press Freedom Day, I wish to honour and congratulate all journalists for ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Xorriyadda Saxaafadda ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay kulan heerkiisu sarreeyo oo u dhaxeeya Dawladda ...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaan maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb. Madaxweyne Ku-xigeenka ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abshir Omar Jama, chaired, on Wednesday, in the capital, Mogadishu, ...
Shir looga hadlayay dadaalada daadgureynta muwaadiniinta. Soomaaliyeed ee laga samatabixinayo dagaallada iyo dalalka deriska oo ay ku qaxeen ayaa maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho