Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga ku biirista (EAC)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u ...
















