Muwaadiniintii ugu horreysay ee laga soo badbaadiyay dagaalada Suudaan oo dalka soo gaaray
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ...
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ...
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ka qeybgali doono shirka ...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay ...
Ciidanka xoogga dalka oo tageero ka helaya dadka degaanka ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka ...
Agaasimaha Guud ee Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, Mudane Cabdirashiid ibraahim Maxamed oo uu ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayayay Maalinta Duumada Adduunka. ...
Tababarkaan oo socon doona muddo sadex cisho ah ayaa Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ugu qabanaysaa magaalada Dhuusamareeb suxufiyiin ka kala yimid ...
Inta badan dalalka caalamka ee ay dadka ka jogaan dalka Suudaan ayaa ku mashquulsan daad-gureynta muwaadiniintooda ku sugan dalkaasi, gaar ...
Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ...
Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa ku dhawaaqday in la dilay kaaliyihii u qeybsanaha maamulka Safaaradda Masar ee Khartuum. Wasaaradda ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho