Madaxweynaha dalka oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ...
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud has on Saturday laid the wreath at the ...
The Speaker of the Upper House of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, H.E Abdi Hashi Abdullahi, congratulated ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada ...
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta dalka Uganda tababar ugu soo xirey 2 guuto oo ...
Khawaarijta ayaa qaraxyo ku weerartay masaajidka deegaanka Daaru-nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ahaa halka masaajid ee dadka deegaanka ...
Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xarigga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho