Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray mashruuca biyo gelinta deegaanka Yoontooy
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta magaalada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta shaqaale ka tirsan hay'adda SoDMA u furay aqoon-is-weydaarsi ...
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa labo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ku dilay deegaanka Baraag-Ciise oo hoostaga degmada Hobyo ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku ...
In a joint operation on Sunday, National Armed Forces and its security partners captured six Al-Shabaab terrorists and intercepted a ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay ...
Soomaaliya oo soo Ceshaneysa doorkii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo urur Goboleedka Iskaashiga ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal lagu baacsanayo firxadka khawaarijta ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho