Madaxweyne Xasan Sheekh oo Asmara kula kulmay Madaxweynaha Eritrea
Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada ...
Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga igo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta guddoomiyey shirka howl-gelinta iyo xog-isweydaarsiga ee ...
Wafdi uu hogaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Dr Hussein Sheikh Mohamud oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, halkaas oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ...
Somali National Army’s elite forces(Danab) on Monday Conducted operation against Al-Shabaab in Galcad town in Galgudud region under Galmudug State. ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin, ayaa Maanta Kormeerey shaqo ku tagay Isbitaalka Madiina ee Ciidanka Boliiska. ...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ...
The Ministry of Education and higher Education of Somalia on Monday hosted National Education Conference which aims at seeking practical ...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, ???????????????????????? ???????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????????????????? oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta qabatay Kulanka Seddex-biloodba mar la qabto ee Iskuduwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya, kaasoo socon ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho