Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaad Boqol Qoys oo isugu jira carruur Agoon ah iyo Haween danyar ah ...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaad Boqol Qoys oo isugu jira carruur Agoon ah iyo Haween danyar ah ...
Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo Ciidanka Madaxtooyada Jubbaland ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa ...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Stockholm ...
Munaasabad loogu dabaal-degayay todobaadka dhalinyarada ee 15 May ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, Munaasabadaan ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska usoo ...
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi ...
Alle ha u naxariistee Fanaankii Qaranka Saciid Khaliif Cali oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jarmalka iyo Marxuumad Khadro Cumar Dhuule ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga Carabiya ayaa kulan la qaatay xeer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho