Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay shir looga hadlayay la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay kulan heerkiisu sarreeyo oo u dhaxeeya Dawladda ...
















