Wasiirka Gashaandhigga XFS oo ka qeyb-galay Aaska Laba xidigle Cabdicasiis Maxamad
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo Saraakiil ...
















