Boliiska oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan in uu dhaawac u geystay muwaadin soomaaliyeed
Ciidanka booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif (Cabdi Haash ...
Ciidanka booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif (Cabdi Haash ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ...
Safiirka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiga dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta kulan wax ku ool ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa cafis u fididyay maxaabiis u xirneed dambiyada fudud. 127 maxbuus oo ku ...
Somali National Army kill 18 Al-Shabaab militants after heavy fighting between the group fightesr and SNA and local forces in ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogagga dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ku jabiyay weerar nafla caari ah oo ay saakay isku dayeen ...
Ciidaamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay deegaanno hoos yimaadda degmada Afmadow ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda farxadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho