Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta ...
















