Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaan maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb. Madaxweyne Ku-xigeenka ...
















