Wasaaradda Ganacsiga oo labo neef oo Geel ah ku wareejisay Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha “SAWIRRO”
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cismaan Maxamed Cabdi ...
















