Khawaarijta oo khasaaro xooggan kala kulmay dagaalkii saakay ee deegaanka Hilowle-gaab
Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka Sh/dhexe ayaa saaka kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab gaarsiiyay jab iyo khasaaro xooggan ,kadib markii ...
Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka Sh/dhexe ayaa saaka kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab gaarsiiyay jab iyo khasaaro xooggan ,kadib markii ...
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka oo ay maamusho Hay’adda Nabad sugidda, ayaa sheegtay in ay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Shariif Xuseen, ayaa maanta ka qeyb-galay kulan sagootin ah oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Hay'adda UNDP ee Soomaaliya ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Galmudug oo maanta ka qabsoomay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa galabta xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ...
Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Maxamuud Caddow iyo Madaxa Hey’adda WHO ee Soomaaliya Dr. Mamanur Malik, ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay ku xigeenka ahna ku simaha Wakiilka ...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda maamulkaas. Shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho