Dhuusamareeb: Hanaanka diiwaangelinta Ganacsiyada oo laga hadlay
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga igo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta guddoomiyey shirka howl-gelinta iyo xog-isweydaarsiga ee ...
















