Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jaray xarunta howlgallada deg degga ah ee Caafimaadka Guud
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xariga ka jarey Xarunta Hawlgalada ...
















