RW Xamse oo hambalyo u diray guud ahaan Haweenka Adduunka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Mudane, Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka ...
Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska ...
Faallo: Maanta oo kale caalamka guud ahaan waxa laga xusaa maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da bisha Marso, waxaana gudaha dalka ...
Kooxda khawaarijta oo xiligaani wajaheyso bur bur iyo kala carar kadib markii geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay uga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ...
The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, said that the second phase of the ...
Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 19 nin oo 13 ka mid ah ay ahaayeen shabakado ...
Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixinaya 26 milyan oo doolar oo gargaar bini'aadannimo ah oo loogu talagalay qaxootiga Rohingya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho