Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Haweenka Adduunka oo laga xusayo Caalamka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Maalinta Haweenka Adduunka oo laga xusayo Caalamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faallo: Maanta oo kale caalamka guud ahaan waxa laga xusaa maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da bisha Marso, waxaana gudaha dalka iyo dibada lagu qabtaa munaasabado waaweyn oo loogu dabaal dagayo maalintaan.

Sanadkii 1975 ayay golaha loo dhanyahy ee Qaramada midoobay u aqoonsadeen in  sanad walba bisha seddexaad sedeeddeeda loo dabbaal dago maalinta Haweenka Adduunka oo ah maalin ku weyn Haweenka Adduunka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Maalinta Haweenka Adduunka ayaa lagu soo bandhigaa caqabadaha iyo guulaha ay gareen haweenka gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda, daryeelka caafimaadka, hal abuurka, waxbarashada, hoggaaminta iyo arrimaha bulshada.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa door muhiim ah ka qaatay maareynta nolol maalmeedka qoyska, waxbarashada  iyo in ay qeyb ka qaataan siyaasadda iyo dowlad dhiska ummadda Soomaaliyeed.

Haweenka oo ah udub dhexaadka bulshada ayaa sanadahii danbe sameynayay horumarro dhinacyo badan leh oo la xiriira sida dhanka ka qey noqoshada dowladda waxbarashada iyo caafimaadka, waxana u sii dheer bar-baarinta ubadka Soomaaliyeed oo la dhihi karo waa warshad wax soo saar .

Muqdisho iyo gobollada dalka waxaa lagu qabtaa munaasabado lagu xusayo maalintaan, iyadoo hoggaamiyaasha Haweenka Soomaaliyeed todobaadkaan ay muqdisho ka wadeen dabaal dagga xuska sideedda Marso oo sanadkaan halku dhig looga dhigay Garanwaa guryihiinna ka soo saara, Haweenka ayaana qeyb weyn kuleh ololaha bulshada looga wacyigalinayo in ay iska soo qabtaan Garawaaga ku dhax dhuumanayo.

Previous Post

Xasan Warsame” Horjoogayaashii ila midka ahaa meel qarisa ayey la’ yihiin”(warbxin)

Next Post

Shirka taliyeyaasha Boliiska dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo

Next Post
Shirka taliyeyaasha Boliiska dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo

Shirka taliyeyaasha Boliiska dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In