Mas’uuliyiin kala duwan oo Garasbaaley uga qeybgalay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Madaale, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka ...
















