Madaxweynaha Shiinaha oo eedeeyn kulul u soo jeediyay dalalka reer galbeedka
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka oo uu ugu horreeyo Mareykanka, in ay wadaan olole siyaasadeed ...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka oo uu ugu horreeyo Mareykanka, in ay wadaan olole siyaasadeed ...
Wasiirka maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay ...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gaba-gabeynaayey tababar socday ...
Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS ayadoo uu ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka degay Magaalada Kismaayo ee xarunta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali ...
H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia, on Sunday addressed the United Nations Conference on Least Developed Countries, calling for ...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale,ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho