Wafdi hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaranka oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminayo Agasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS Dr Hussein Sheikh Mohamud oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo, halkaas oo ...
















