Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Banka Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta ...
















