Maamulka Gobolka Banaadir oo casho sharaf u sameeyey Culuma’udiinka Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casho sharaf ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casho sharaf ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle iyo xunmo kale oo ka socday Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa ...
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Ururka dhakhaatiirta aqoonyahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgaslay kulan looga hadlaayey dhismaha hoggaan cudub ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa goobihihii laga xoreeyay khawaarijta ee aagga Xarardheere kula hadlay ...
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen Buuraleyda ...
Guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xuseen Iidow, ayaa sheegay in Guddiga uu ...
Wasiirka Waxbarashadda Galmudug iyo Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa ka qayb galey munaasabad ay ku qalin jabinayeen boqol arday ...
Shirka khamiislaha ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoomiyay ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa Ganaraal Sulub Axmed ...
Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho