Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira dhal ah la qaatay Dhiggiisa Dalka Masar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira ...
















