Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka “xubin-nimada ururka xeer ilaaliyaasha bariga afrika faa’iido weyn ayay Soomaaliya u leedahay”.
Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay Shirka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha ...
















