Turkiga iyo Suuriya: Tirada dhimashada oo kor u dhaaftay 33.000
Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ...
Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema ...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug waxaa magaalada ...
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe ...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wuxuu Xafiiskiisa Golaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan kula yèeshay ...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo), ayaa ...
The Emir of Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, left Doha this morning with his delegation, heading to Turkey, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho