Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Madaxda Xafiidska UNSOM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) ...
















