Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka  puntland oo gacan ka heleysa midowga Yurub ayaa maanta magaalada Galkacyo gaarsiisay agab loogu tala galay Ka hortaga daweynta iyo daryeelka xanuunka Covid 19 kaasi ay ku wareejiyeen ,maamulka gobolka mudug kuwaasi oo u qeybin doono dhammaan xarumaha caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo.

Agabkaan ayaa isugu jira dareeraha gacmaha lagu dhaqdo,maryaha afka lagu xirto,gacmo gashi iyo qalab kale oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka Karoona feyrus.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Munaasabad ka dhacday magaalada Galkacyo waxaa ka hadlay Xirsi Xuseen Nuur (Dirir) oo ka socday hay’adda caafimaadka aduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo  WHO ayaa ka warbixiyay tirada agabkaan caafimaad ee ay gaarsiiyay Galkacyo waxaana uu sheegay in agabkaan uu ka kooban yahay 27615 qeybood oo isugu jira kuwo loogu talagalay ka hortaga iyo daaweynta xanuunka Covid 19.

“Agabkaan waxa uu ka koobanyahay 27615 qeybood oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka safmarka ah Covid-19 waxaana ula jeedadu tahay inaan qeybteyna ka qaadano xakameynta iyo dabar goynta cudurkaan. Ayuu hadalkiisa ku daray Xirsi Xuseen.

Maamulka gobolka mudug oo maanta la wareegay aqabkaan ayaa ka mahadceliyay waxaana ay sheegeen iney u baahnaayeen.

Isku duwaha wasaarada caafimaadka Gobalka mudug ee puntland Cabdi naasir sheekh ibraahim ayaa sheegay in agabka la soo gaarsiiyay gobalka mudug uu yahay mid baahi weyn loo qabay marka loo eego saameynta xanuunku uu ku leeyahay Gobalka.

Tags: Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro
Previous Post

Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In