Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay iyo Ecowas oo qiimeeynaya xaaladda Burkina Faso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay iyo Ecowas oo qiimeeynaya xaaladda Burkina Faso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, si ay u qiimeeyaan xaaladda dalkaasi oo dhowaan ay ka dhaceen afgambi mileter .

Saraakiisha ka socota Ecowas  waa kuwo heer  wasiir ah,halka wafdiga Qaramada Midoobay uu hoggaaminayo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Galbeedka Afrika iyo Saaxil, Mahamat Saleh Annadif.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Saraakiisha wadajirka ah ayaa wadahadalo la yeelan doona saraakil uu ka mid yahay Paul-Henri Damiba oo ah hogaamiyaha kooxda miletweriga ee inqilaabtay Burkino Faso.

Shir madaxeedka dalalka ku bohoobay Ecowas ayaa la qorsheeyay maalinimada Khamiista ee soo socota ,si looga tashado waxa laga yeelayo arrimaha dalka Burkino Faso.

Hogaamiyayaasha gobolka ayaa yeeshay kulan deg deg ah Jimcihii halkaas oo ay ku hakiyeen xubinimada dalkaasi .

Previous Post

Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed oo maalintii 3-aad shir uga socdo kismaayo

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In