Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo cunaqabateyn cusub ku soo rogtay Dalka K/waqooyi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo cunaqabateyn cusub ku soo rogtay Dalka K/waqooyi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda u codayay in lagu soo rogo ciqaab adag oo ku aaddan Waqooyiga Kuuriya iyaga oo ka jawaabaya baaritaanka ugu dambeeyay ee Byonyaang.

xayiraada ayaa Jimcihii lagu soo rogay, oo ay ka mid yihiin in ka badan 90 boqolkiiba xayiraadaha batroolka laga qodo ee Waqooyiga Kuuriya.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

xayiraadaha, oo ay soo jeedisay codsigeda Dowlada Mareykanka, ayaa loogu talagalay in ay ka hortagto Byonyaang in ay sii waddo Barnaamijkeeda Nukliyeerka

“Xeerka Kim Jong Un wuxuu sii wadi doonaa in uu ka soo horjeedo qaraarada golahan Amaanka arintan ayaa ah mid aysan u dulqaadan kariin  bulshada caalamka.”

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa sheegtay 29-kii November in ay si guul leh u qabatay gantaalada ICBM  oo awood u leh in ay gaaraan dhul baaxadisu ay wayn tahay .

Telefoonada waqooyiga Kuuriya ee KCNA ayaa sheegay in gantaaladkan uu  yahay “ICBM awoodda ugu weyn” oo aan wali qarkood la tijaabin.

Ruushka iyo Shiinaha ayaa taageeray cunaqabateyn cusub, inkastoo ay walaac la qabto sidi lohormaarin laha qaraarada diblomaasiyadeed.

Previous Post

Guddomiyaha G/Banaadir oo Sheegay ,in Kubadda Cagta ay Qayb wayn ka qadanyso is-dhex galka Bulshada

Next Post

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In