Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobe oo ugu baaqday 57 waddan inay muwaadiniintooda kala soo baxaan  xeryaha qaxootiga ee  Suuriya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobe oo ugu baaqday 57 waddan inay muwaadiniintooda kala soo baxaan  xeryaha qaxootiga ee  Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khubarada Qaramada Midoobe u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa ugu baaqay  57 dal inay si deg deg ah muwaadiniintooda ugala baxaan  xeryaha qaxootiga ee ku yaal dalka Suuriya.

Khubarad ayaa sheegay in xaalad halis ah oo bini aadanimo ka jirto xeryaha qaxootiga gaar ahaan labada xero ee Al-hool iyo Rooj oo ay ku sagan yihiin qaxooti badan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Qaxootiga ku jira xeryahaas ayaa lagu qiyaasaa inay gaarayaan  64,000, oo ay ka mid yihiin dad kasoo jeeda wadamada Azerbaijan, Georgia, Kazakhstan, Russia, Tajikistan iyo Uzbekistan.

Khubarada Qaramada Midoobe ayaa intaas ku daray in  80% dadka ku jira xeryahaas yihiin  haween iyo carruur, isla markaana in ku dhow kala bar carruurta ay ka yar yihiin shan sano.

Dadka ku jira xeryaha qaxootiga ee Suuriya ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan kuwaas oo uga imaanaya kooxa hubeysan.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo dhagax dhigay qeyb lagu soo kordhiyay isbitaalka Yardimeli “SAWIRRO”

Next Post

Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka wada hadlay sidii wadamada saboolka  ah loo gaarsiin lahaa talaaalka Karoona

Next Post
Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka wada hadlay sidii wadamada saboolka  ah loo gaarsiin lahaa talaaalka Karoona

Faransiiska iyo Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka wada hadlay sidii wadamada saboolka  ah loo gaarsiin lahaa talaaalka Karoona

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In