Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Gaarrisa Kenya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Gaarrisa Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hal qof ayaa ku geeriyooday saddex kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, weerar Miino oo lala eegtay gaari Ambulance ah oo marayay inta u dhexeysa degaannada Huluuqo iyo Sangailu oo ka tirsan Gobolka Gaarrisa ee waqooyi Bari Dalka Kenya.

Ninka dhintay oo ahaa wadihii gaariga, ayaa lagu magacaabi jiray Abbey Dhuuboow Mohamed, waxaana dadka dhaawacmay ka mid ahaa Labo ka tirsan shaqaalaha Cusbitalka Huluuqo iyo arday.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Maamulka Cusbitalka guud ee degaanka Huluuqo ayaa Boliiska ku wargeliyay dhacdadan, iyadoo laamaha ammaankuna ay rumeysan yihiin iney falkani ka dambeeyeen malleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Ma jirto cid loo qabtay Qaraxa, laakiin Booliska ayaa sheegay iney ku raad-joogaan raggii fuliyay weerarka,waxaana laga tuhun qabaa iney u soo gudbeen gudaha Dalka Soomaaliya.

Xigasho: SONNA

Previous Post

Madaxweynaha  Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro

Next Post

Tartankii ugu adkaa oo caawa dhexmaray tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Wadajir “SAWIRRO”

Next Post
Tartankii ugu adkaa oo caawa dhexmaray tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Wadajir “SAWIRRO”

Tartankii ugu adkaa oo caawa dhexmaray tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Wadajir "SAWIRRO"

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In