Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qiimaha dollarka oo dalka Iiraan ka gaaray heerkii ugu sareeyay

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Qiimaha dollarka oo dalka Iiraan ka gaaray heerkii ugu sareeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qiimaha dollarka Maraykanka ayaa suuqyada xorta ah ee Iiraan ka gaaray ilaa 42 kun oo lacagta Iiraan ah, taasi oo keentay in Qiimaha dahabka uu ku yimaado korar xoog leh.

Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Iiraan, ayaa lagu xerxeray 153 qof oo kamid ah iibiyayaasha lacagaha qalaad, kuwaasi oo lagu eedeeyay danbi ah khalkhal gelinta suuqyada Sarifka Lacagaha ee dalkaas Iiraan.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Hoos u dhacan ku yimid lacagta Iiraan ayaa sii xoojineysa dibad baxyada ka socda dalka Iiraan, waxayna taasi keentay  in Dowladda ay qaadato talabooyin arrinkaas looga hortagaya.

Lacagaha Iiraan ayaa lagu kala iibsanayay halkii Dollar 32,000 oo Riyaal sanadkii  2015-kii, xilligaasi oo Dehraan, laga qaaday cunaqabatayneyno caalamiga ah, balse heshiiska ayaa burburay ka dib markii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka baxay heshiiskaasi sanadkii 2018-kii.

Previous Post

Madaxweynaha JFS iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta degaanka

Next Post

Ciidanka Booliska oo soo qabtay Rag ku eedeysan Burcadnimo

Next Post
Ciidanka Booliska oo soo qabtay Rag ku eedeysan Burcadnimo

Ciidanka Booliska oo soo qabtay Rag ku eedeysan Burcadnimo

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In