Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoraa sare Ciise Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Qoraa sare Ciise Faarax oo ku geeriyooday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun. Alle ha u naxariisto qoraa sare Marxuum Ciise Faarax oo kamid ahaa shaqaqaalaha wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa goor-dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa dhawaanahan ku xanuunsanayay magaalada muqdisho,waxa uuna markii ugu dambeysay ka howlgalayay Wargeeyska Dalka,oo uu ka ahaan jiray tifaftire, sidoo kale waxa uu  kamid ahaa qorayaashii sar sare ee ka soo shaqeeyay wargeyska  Xidigta  Oktoober,balsa hada loo yaqaan wargeyska Dalka.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Da’uud Awey Jaamac, wasiirk ku xigeenka, Agaasimaha Guud iyo dhammaan bahda Warfaafinta waxa ay tacsi u dirayaan Ehelada iyo qoyska uu ka baxay Marxuum Ciise Faarax,iyaga oo alle uga baryay marxuumka in janatul fardowsa ka waraabiyo.

Wakaaladda Wararka SONNA ayaa dhawaan idin soo gudbin doonto Taariikhda fog ee rug-cadaaga saxaafadeed Marxuum Ciisa Faarax.

Previous Post

Yaa dhiira-geliya Musuq-maasuqa? (Warbixin)

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto Koofurta Beledweyne.

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto Koofurta Beledweyne.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto Koofurta Beledweyne.

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In