Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshaha Horumarinta Dagmada Gaalkacyo oo la meelmariyey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qorshaha Horumarinta Dagmada Gaalkacyo oo la meelmariyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo agaasimeen Maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Galmudug ganacsato, siyaasiyiin waxgarad guddiga santuuqa horumarinta dagmada iyo xubno ka socday ururada Bulshada

Guddoomiye Ku-xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi oo ugu horeyn ka hadlay kulanka ayaa sheegay in loo codeeynayo ansixinta mashaariicdii horay la isugu afgartay in laga bilaabo Gaalkacyo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026

Ganacsade Cabdullaahi Axmed Faarax oo ku hadlayay magaca guddiga Sanduuqa horumarinta Dagmada ayaa tilmaamay inay meel wanaagsan wax u marayaan

Kulanka oo sidoo kale intii uu socday ay ka hadleen xubno ka socday ururada bulshada waxgaradka iyo ganacsato ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay Xildhibaan Bashiir Sheekh Axmed oo ka mida golaha baarlamaanka Galmudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Mudug ee maamulka, iyadoo dhanka kale dhamaan bulshadii kulanka ka qeyb gashay ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen qorshaha Horumarinta dagmada Gaalkacyo

Dhawaan ayaa la filayaa in si rasmi ah loo bilaabo fulinta mashaariicda loo codeeyay in laga hirgaliyo sidoo kalana Caasimadda Galmudug uu ka dhici doono shirweynaha horumarinta degmooyinka Galmudug

Previous Post

Dowladda oo Nus Malyuun lacag ah ku taageereysa dhibanayaasha weerarkii Liido

Next Post

Sidii loo mideyn lahaa lambarka aqoonsiga canshuur bixiyaha oo laga dooday

Next Post
Sidii loo mideyn lahaa lambarka aqoonsiga canshuur bixiyaha oo laga dooday

Sidii loo mideyn lahaa lambarka aqoonsiga canshuur bixiyaha oo laga dooday

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Raisedon Zenenga

April 8, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In